Ka daawo somtube in ka badan 8,000 oo filin & 1,200 oo musasal. Furo hadda oo hel 3 maalmood oo tijaabo ah.
somtube waa adeeg Qiime Jaban ku kulminaya applications-ka laga daawado filimaanta iyo musasalada ee Netflix, Amazon Prime Video, Hulu, Disney+ iyo kuwo kaleba. Waxa aadna ka helaysaa in ka badan 9,000 oo filin iyo musasal.
Maya u ma baahnid. somtube waxa aad ku furan kartaa adeegyada lacag dirista ee wadanka, sida: EVC Plus, Zaad, Sahal & eDahab.
Qiimuhu waxa uu ku xiran yahay xirmooyin. xirmooyinkuna waxa ay u kala wayn yihiin inta qof ee isticmaali kara halka account ee somtube.
Waxa aad cabashooyinka u gudbin kartaa qaybtayada xalinta cabashada ee WhatsAppka