somtube waa Application ay leeyihiin Soomali loona sameeyay Soomali oo aad ka helaysid filimaant & musasalada jira oo dhan. Waxa aadna ku furan kartaa adeegyada lacag bixinta ee lagu isticmaalo wadanka taas oo meesha ka saaraysa madax xanuunka adeeg ku xidhan in aad leedahay Mastercards & Visa.

Maya u ma baahnid. somtube waxa aad ku furan kartaa adeegyada lacag dirista ee wadanka, sida:  EVC Plus, Zaad, Sahal & eDahab.

Qiimuhu waxa uu ku xiran yahay xirmooyin. xirmooyinkuna waxa ay u kala wayn yihiin inta qof ee isticmaali kara halka account ee somtube.

Waxa aad cabashooyinka u gudbin kartaa qaybtayada xalinta cabashada ee WhatsAppka

🙂 Yaanu nahay?

somtube waa adeeg loo sameeyay  Soomalida meel kastoo ay joogaan oo aad ka helaysid filimaanta & musasalada jira oo dhan. Waxa aadna ku furan kartaa adeegyada lacag bixinta ee lagu isticmaalo wadanka taas oo meesha ka saaraysa madax xanuunka adeeg ku xidhan in aad leedahay Mastercards & Visa.

Isku iibso khidmaha filimaanta

Sida Netflix, Amazon Prime Video, Disney Plus, Hulu, HBO Max, AMC+ iyo kuwo kaleba.

Si fudud u furo

Ku iibso adeegyada lacag bixinta ee aad ku isticmaashid wadanka, sida EVC Plus, Zaad, Sahal iyo eDahab.

Filimaan aan xad lahayn

Iska xidh Netflix iyo khidmaha la midka ah oo ka bax rafaadka filin raadinta ee ay keenayso filimaanta kooban ee ku jira khidmaha kale.

Is istaag ma leh

Haka walwalin cuslaan iyo filin is-istaaga, waxa aanu u samaynay somtube in lagu isticmaalo Internet-ka aad haysatid ee wadanka.

Mastercard & Visa

somtube waxa aad ka heli filimaanta khidmaha kale oo dhan:  waxa aad kaga raysan dhibta ku jirta raadinta filimaanta ee ay kugu kalifayso yaraanta filimaanta Netflix iyo khidmadaha kale ee lacagta ah.

Mastercard & Visa

somtube waxa loogu talo galay in uu ku shaqeeyo duruufaha soomaalida: Khidmaha kale ee bilaashka ahna waxa uu App-kani ku dhaamaa in aadan la kulmayn is-istaag la xidhiidha filimaanta oo uu keeni karo internet culus iyo wixii la mid ah.

─── Xirmooyinka ───

10.00

8.00

Bishii

$20.00

$18.00

Bishii

$30.00

$26.00

Bishii

Ku iibso ───

EVC+

Hormuud

Zaad

Telesom

Sahal

Golis

eDahab

Somtel

Shopping Basket